Qeexid

"(xis.) Xarriiqda uu shaxan ku wanqaaranyahay."

Qeexid Kale

(xis.) Xarriiqda uu xood ama walaxi ku dul waniino.

Qeexid Xigta

(xis.) Mid ka mid ah xarriiqyada tixraac ee maguuraanka ah ee lagu isticmaalo garaaf ama habdhis kulan.

Wadaag: