Qeexid
"Nafley qorrax ama xanuun la kululaatay qoyaan dufan leh oogadeeda ka soo yaacid."
[-day, -dday]
dhidid3 ay
dhidid3 day
f.mg1"Nafley qorrax ama xanuun la kululaatay qoyaan dufan leh oogadeeda ka soo yaacid."
Wadaag:
Nafley jirkeeda dhidid ka keenid. ld dhididsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qoyaan dufan leh oo oogada nafleyda ka soo baxa kolkay qorrax darteed ama xanuun la kululaato.
ld dhididid.
m.l
Wadaag:
(c.nafl.) Dareere qashin ah, oo ka kooban milan biyeysan oo soodhiyam koloraydh, yuuriya yar iyo walxo kale. shaqadiisu waxaa weeye qaboojinta jidhka iyo joogteynta heer kulka naasleyda.
m.l
Wadaag:
(-dbay, -dibtay; -dbi) Wax si adag dhulka ugu aasid.
f.g1
Wadaag:
(xis.) Xarriiqda uu shaxan ku wanqaaranyahay.
(xis.) Mid ka mid ah xarriiqyada tixraac ee maguuraanka ah ee lagu isticmaalo garaaf ama habdhis kulan.
(xis.) Xarriiqda uu xood ama walaxi ku dul waniino.
m.l
Wadaag:
Qori dheer, xooggan, af fiiqan leh oo godadka aqal soomaaliga lagu qodo.
Qori yar oo godka dabinka gees laga geliyo oo lagu celiyo fitiligta.
ld dhidbid.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Wax dhididka celintiisa loo qaato sida funaanadda, jaanta kore ee kabaha iwm.
m.l
Wadaag:
(-dho ..., m.l) (c.nafl.) Qanjidh dhuuban oo leexleexsan oo ku yaalla dubka. Waxa uu soo daayaa dhidid. Tirada qanjidh dhididku waa ay ku kala duwantahay xayawaanka.
m.l
Wadaag: