Qeexid
"eeg dhididsan. ld dhididsanaansho."
"eeg dhididsan. ld dhididsanaansho."
Wadaag:
Nafley jirkeeda dhidid ka keenid. ld dhididsii.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg dhimman. ld dhimmanaansho, dhinnaan, dhinnaan sho.
m.f.dh
Wadaag:
Qoyaan dufan leh oo oogada nafleyda ka soo baxa kolkay qorrax darteed ama xanuun la kululaato.
ld dhididid.
m.l
Wadaag: