Qeexid

"Nabsi."

Qeexid Xigta

Dh. ah: wax aan badanaa la arag ama la helin.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhif oo kali ah:
  • Waa wax dhif iyo naadir ku ah Qaaradda Afrika in la helo madaxweyne xukunka uga dega caafimaad-xumi ama xitaa hawl-gabnimo uu garowsaday.
  • Wakiilka ayaa sidoo kale carabka ku dhiftay in wadaan in olole ka dhan ah dambiilayaasha dagaalka, kuwaasoo uu sheegay in ay maxkamad ku soo taagi doonaan.