Qeexid

"Wax meel la dhigto si waqti dambe loogu aayo (kayd)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhigaal oo kali ah:
  • Se waxa dalkii intiisa badan baadi noqotay nabaddii ama garashadii i sii kobcin laheyd suugaan ahaan iyo dhigaal ahaanba.
  • Maxamed Kaahin Axmed oo ka hadlayey dhigaal la’aanta taariikheed ee bulshada iyo dhibaatooyinkii maamulka iyo asxaabtii sida qalloocan u abuurmay ay ku reebeen dadka iyo dalka.