Qeexid

"ld dhigasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhigad oo kali ah:
  • Taliye ku xigeenka saldhigada Afar-irdood ee degmada Xamarweyne ayaa sheegay in ciidanka saldhigaas ay maanta gacanta ku dhigay laba askari oo dhac u geystay gaari ay lahayd shirkada Isgaarsiinta ee TELSOM; ayna midkood dhaawaceen.
  • Bariise, wuxuu sheegay inay qabteen maqribnimadii xalay lala wiil oo dhalinyaro ah, kuwaasoo uu sheegay inay bam ku tuureen saldhigada degmada Xamarjajab oo ka mid ah degmooyinka yar ee DF ay kaga sugan tahay Muqdisho.