Qeexid
"eeg dhigdhigsii."
"eeg dhigdhigsii."
Wadaag:
Ka dh.: wax dhaqdhaqaajin. Tus. “Ridii dabadey ka dhigdhigsiisay”.
f.mg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Meel ciriiyoon; jiqjiq.
Dh. ah: wadiiqo yar oo ciriiri ah.
(sh.r) Cod lagu muujiyo lulashada (wax yar).
m.dh
Wadaag:
Ku shubidda qof dhiig ku yaraaday lagu shubo; dhiig.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhig weyn oo bartamaha aqalka miyiga marka ladhisaayo lagu dhiririyo.
(juqr.) Xariiqaha dhulka cirifkiisa waqooyi ka bilowda oo kan koonfur ku dhammaada, mid ka mid ah oo waqtiga lagu qiyaaso.
m.dh
Wadaag:
Si isdaba joog ah u quficid; riiraxyood.
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
Dhasha ariga mid ka mid ah oo dhicis ah ee aan weyn noqonin.
m.dh
Wadaag:
(-nno, m.l) Meel buur dhinaceed ah oo biyo ka soo baxaan.
m.dh
Wadaag: