Qeexid

"Aqal miyi la dhisaayo dhigo u yeelid."

Qeexid Xigta

Rati la raraayo dhigo ka taagid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhigee oo kali ah:
  • Qansax-dheere oo laga qabsaday DF Xoogagga hubeysan ee Al-shabaab ayaa waxay gacanta ku dhigeen degmada Qansax-dheere oo ka tirsan Gobolka Bay, halkaasoo habeenkii xalay ahaa oo dhan ay ka wadeen dhaqdhaqaaqyo ciidan.
  • Intii uu Sheekh Shariif hoggaanka hayey, Maxaakiimta Islaamka iyo dadka Muqdisho waxa ay eryeen hubkana ka dhigeen dagaal-oogayaashii, lix iyo toban sano kaddibna waxa ay dib u fureen dekeddii iyo gegidii diyaaradaha ee Muqdisho.