Qeexid
"Qof fadhiya, luga fidin."
[-iyay, -isay]
dhiidhiib yay
dhiidhiib say
f.g2"Qof fadhiya, luga fidin."
Wadaag:
Maro, harag iwm togid si jactadku uga ba'o.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Fadhi luguhu u fidsanyihiin fariisasho (qof).
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Qof isagoo fadhiya lugaha fidsasho; dhiidhiib u fariisasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Cid fal xun loo geystay caro qiiro leh muujin.
f.mg1
Wadaag:
Caro qiiro leh oo cid fal xun loo geystay muujiso; xanaaq.
ld dhiidhiyid.
m.l
Wadaag:
Qof isagoo fadhiya wax lugaha fidsaday ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Madowga maraqsaarka awrta qooqan ka muuqda kana samaysma kaadi uu isku sayray. ld dhebi2.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax la hayo qof kale gacanta u gelin.
(f.g) Lacag, mushaar, deyn iwm bixin.
(f.mg) Is dh.: cid isu gacan gelin. 4. (f.mg) U dh.: cid wax u dirid.
f.g
-bay, -btay
Wadaag:
Maqal ari aad u bar yar oo dhalatay iyadoon bila-dhammaysan.
m.dh
Wadaag: