Qeexid
"ld dhiidhiibsasho."
"ld dhiidhiibsasho."
Wadaag:
Qof isagoo fadhiya wax lugaha fidsaday ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof isagoo fadhiya lugaha fidsasho; dhiidhiib u fariisasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
eeg dhiibdhiibso. ld dhiidhiibsad, dhiidhiibsi.
m.f.dh
Wadaag:
Fadhi luguhu u fidsanyihiin fariisasho (qof).
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
(-amay, -antay; -ami) Maro, harag iwm wax la dhiibiyey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Maro, harag iwm wax la dhiibiyey ahaansho.
f.mg4
-naa,-nayd
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Cid fal xun loo geystay caro qiiro leh muujin.
f.mg1
Wadaag: