Qeexid
"Qof firfircoon oo dhega nugul ahaansho."
[-naa, -nayd]
dhiifoon aa
dhiifoon ayd
f.mg4"Qof firfircoon oo dhega nugul ahaansho."
Wadaag:
(f.g) Wax la hayo qof kale gacanta u gelin.
(f.g) Lacag, mushaar, deyn iwm bixin.
(f.mg) Is dh.: cid isu gacan gelin. 4. (f.mg) U dh.: cid wax u dirid.
f.g
-bay, -btay
Wadaag:
(f.g) Si xoog iyo dhaqso leh wax u jiidid.
(f.mg) Ku dh.: wax, wax la dhicid.
(f.mg) Ku dh.: maanso ku luqayn. 4. (f.mg) Isku dh.: laba tiro tarankooda soo saarid. 5. (f.mg) Carrabka ku dh.: wax soo hadal qaadid. ld dhufo.
f.g
-ftay, -fatay
Wadaag:
Naas ibtiis caano ka imaansho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Neef geela oo cayilan.
Finan waaweyn oo dadka ka soo baxa.
m.dh
Wadaag:
(-lo, m.l) Weel tolay ah, sidde iyo aabur leh, aagaanta ka yar oo caanaha lagu shubto.
m.dh
Wadaag:
Dheecaan yar, layiig ah, oo ka yimaadda miraha, geedaha, nabarrada iwm
Midab aad u guduudan.
m.l
Wadaag:
Maro, harag iwm togid si jactadku uga ba'o.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xoolo la lisayo inta hal mar naaska ka soo baxda.
In yar oo dareere ah oo hal mar la dhiijiyo.
m.dh
Wadaag:
Dareere guduudan, wadnahu qaybiyo, halbowlayaasha nafleyda qaarkeed ku wareega oo nafaqada siiya.
Caadada dumarku bishiiba hal mar helo; xayl.
Dil.
m.l
Wadaag:
(f.g) Ib, dalool iwm dareere ka keenid.
(f.mg) Ka dh.: jir nafley dhiig ka keenid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax la hayo cid kale u gudubsasho.
Wax qof leeyahay cid kale ku ammaanaysasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
(-iimay, -iintay; -iimi) Miro, geedo, nabar iwm dheecaan ka soo bixid.
f.mg1
Wadaag: