Qeexid

"Dareere guduudan, wadnahu qaybiyo, halbowlayaasha nafleyda qaarkeed ku wareega oo nafaqada siiya."

Qeexid Kale

Dil.

Qeexid Xigta

Caadada dumarku bishiiba hal mar helo; xayl.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine