Qeexid
"Dhiigga nafleyda ku jira oo intii la rabay ka yar."
"Dhiigga nafleyda ku jira oo intii la rabay ka yar."
Wadaag:
ld caddow 1. Cudur dadka ku dhaca oo oogadu cadcaddaato; baras.
Dhar midab baxay.
m.l
Wadaag:
Dareere guduudan, wadnahu qaybiyo, halbowlayaasha nafleyda qaarkeed ku wareega oo nafaqada siiya.
Caadada dumarku bishiiba hal mar helo; xayl.
Dil.
m.l
Wadaag:
Si xaqdarra ah oo dadka xooggiisa looga faa'iideysto.
Dh. ah: qof dadka xooggiisa si xaqdarra ah uga faa'iideysta.
ld dhiigmiirasho.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Xilli roobkii da'ayey gabaabsaday, geedihiina caddaadeen, irmaankii xoolaadna caana yareeyeen.
m.l
Wadaag:
Daal iyo dhibaato ay ilmuhu ka mutaan oohin badan.
ld beercaddaansho.
m.l
Wadaag:
Ka dh.: nafley dhiig ka keenid.
f.mg2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
Eray carruurta yaryar lagu yiraahdo kolka gacnaha la hayo oo socodka la barayo.
m.dh
Wadaag:
Khad; dawaad.
Awrta waaweyn siiba kuwa qooqan madowga ay ku yeeshaan qadaadka. ld middaad.
m.dh
Wadaag:
Hanti ay siiso cidi gabadhooda oo wax u soo doonatay.
Caado, xayl. ld dhiibaaji.
m.dh
Wadaag:
Ku shubidda qof dhiig ku yaraaday lagu shubo; dhiig.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax aan dhiig badani jirkiisa ku jirin ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag: