Qeexid
"(-dyo, m.dh) (daaw.) Dhiig madoobaad ah oo maqaarka hoostiisa ku urura marka jug gaadho jirka meel ka mid ah ama xididdo iska go'a cudurrada qaarkood."
"(-dyo, m.dh) (daaw.) Dhiig madoobaad ah oo maqaarka hoostiisa ku urura marka jug gaadho jirka meel ka mid ah ama xididdo iska go'a cudurrada qaarkood."
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Meel nabar ku dhacay dhiigga ku urura oo madoobaada.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.fal.) Dayax madoobaadku waxa uu dhacaa marka dhulku isku gudbo fallaadhaha ka imanaya qorraxda inta ayn soo gaadhin dayaxa, waxana dayaxa ku dhaca hadhka dhulka.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Marka dhulku kala dhex galo qorraxda iyo dayaxa, oo hooska dhulku madoobeeyo dayaxa.
m.l
Wadaag:
Nafley nool oo dhiig laga shubto, kaydin ama dan kale darteed.
m.l
Wadaag:
Nafley dhiig ka shubasho.
Cid si xaqdarro ah ku jirto xooggiisa uga faa'iideysasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
Dareere guduudan, wadnahu qaybiyo, halbowlayaasha nafleyda qaarkeed ku wareega oo nafaqada siiya.
Caadada dumarku bishiiba hal mar helo; xayl.
Dil.
m.l
Wadaag:
Si xaqdarra ah oo dadka xooggiisa looga faa'iideysto.
Dh. ah: qof dadka xooggiisa si xaqdarra ah uga faa'iideysta.
ld dhiigmiirasho.
m.l
Wadaag:
Ka dh.: nafley dhiig ka keenid.
f.mg2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
Dhiigga nafleyda ku jira oo intii la rabay ka yar.
m.l
Wadaag:
Hanti iib loo wado oo qofkii lahaa uusan la socon oo cid kale gadayso.
Dh. ah: rati dhaan ah oo ciddii lahayd aysan wadan.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Xaalad caadadiska dhiigga halbowlayaashau si aan caadi ahayn hoos ugu dhaco Waxay dhacdaa marka biyo badan ay jirka ka baxaan sida: shuban, gubasho, matag ama dhiigbax badan dhaco.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Cadaadiska dhiigga oo sarreeya. Cadaadiska dhiigga oo kor uga kaca cabirka caadiga ah da' khaas ah lagu yaqaan.
m.l
Wadaag: