Qeexid

"Si xaqdarra ah oo dadka xooggiisa looga faa'iideysto."

Qeexid Kale

ld dhiigmiirasho.

Qeexid Xigta

Dh. ah: qof dadka xooggiisa si xaqdarra ah uga faa'iideysta.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine