Qeexid

"ld dhiigmiirad (2)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiigmiirato oo kali ah:
  • E) Sanadihii dowlad la’aanta, ganacsato lagu tilmaami karo dhiigmiirato ayaa si fool-xun dalka u bililiqeystay, waxay ka faa’iidaysteen canshuur la’aan, waxayna la wareegeen kaabayaashii dhaqaalaha sida (deked, airport, khadkii isgaarsiinta iwm).