Qeexid

"(-byo, m.dh) Qof dadka laaya; dilaa. ld dhiigcab."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiigyacab oo kali ah:
  • Bucadkaas ha lagu magacaabo; Dhiigyacab, Geesi Qaran, Qabqable, Shiikh, Hoggaamiye, Khaa’inul-Waddan, Madaxweyne, Wasiir, Oday ama Inkaar-Qabe midkii la doonayaba.
  • In madaxweynihii u horreeyey ee Somaliland si dastuuri ah xukunka u qabta lagu tilmaamo in uu yahay mid la dambi ah dhiigyacabkii Moorgan waa hadal aan la qaadan karin.