Qeexid
"Naag dadka laysa."
"Naag dadka laysa."
Wadaag:
Wax aan dhiig badani jirkiisa ku jirin ahaansho.
f.mg4
-raa, -rayd
Wadaag:
eeg dhiigyar. ld dhiigyaraansho, dhiigyari, dhiigyaro.
m.f.dh
Wadaag:
Calool xanuun halis ah, casiraad leh, shuban yar oo dhiig iyo axalo isugu jira oo dadka iyo xoolaha ku dhaca.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Nooc dhiigyari ah oo ay keento fitamiin B12 oo yaraata, waxayna ka timaadda ama maqnaanshaha walaxda loo yaqaan (intrinsic factor) oo sahlan fitamiin B12 ka gudubto xiidmaha oo ay dhiigga u gudubto, ama cunnada oo ay ku yartahay fitamiinka. Dh.da d. waxa lagu yaqaan sameynta unugyada cas-cas ee dhiigga oo cilladeysan. Dhuuxa lafta oo ay ku jiraan unugyo loo yaqaan megaloblastas.
m.dh
Wadaag:
Dareere guduudan, wadnahu qaybiyo, halbowlayaasha nafleyda qaarkeed ku wareega oo nafaqada siiya.
Caadada dumarku bishiiba hal mar helo; xayl.
Dil.
m.l
Wadaag:
Si xaqdarra ah oo dadka xooggiisa looga faa'iideysto.
Dh. ah: qof dadka xooggiisa si xaqdarra ah uga faa'iideysta.
ld dhiigmiirasho.
m.l
Wadaag:
Ka dh.: nafley dhiig ka keenid.
f.mg2
-geeyay, -geysay
Wadaag: