Qeexid
"Wax aan dhiig badani jirkiisa ku jirin ahaansho."
[-raa, -rayd]
dhiigyar aa
dhiigyar ayd
f.mg4"Wax aan dhiig badani jirkiisa ku jirin ahaansho."
Wadaag:
eeg dhiigyar. ld dhiigyaraansho, dhiigyari, dhiigyaro.
m.f.dh
Wadaag:
(daaw.) Nooc dhiigyari ah oo ay keento fitamiin B12 oo yaraata, waxayna ka timaadda ama maqnaanshaha walaxda loo yaqaan (intrinsic factor) oo sahlan fitamiin B12 ka gudubto xiidmaha oo ay dhiigga u gudubto, ama cunnada oo ay ku yartahay fitamiinka. Dh.da d. waxa lagu yaqaan sameynta unugyada cas-cas ee dhiigga oo cilladeysan. Dhuuxa lafta oo ay ku jiraan unugyo loo yaqaan megaloblastas.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Cadaadiska dhiigga oo sarreeya. Cadaadiska dhiigga oo kor uga kaca cabirka caadiga ah da' khaas ah lagu yaqaan.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) (bot.) Geed gaab laan-laan u baxa, qodxo dhaadheer, ulaha laga goosto oo qodxihiisu kurtummo leeyihiin.
m.l
Wadaag:
Dareere guduudan, wadnahu qaybiyo, halbowlayaasha nafleyda qaarkeed ku wareega oo nafaqada siiya.
Caadada dumarku bishiiba hal mar helo; xayl.
Dil.
m.l
Wadaag:
Ka dh.: nafley dhiig ka keenid.
f.mg2
-geeyay, -geysay
Wadaag:
(daaw.) Xaalad caadadiska dhiigga halbowlayaashau si aan caadi ahayn hoos ugu dhaco Waxay dhacdaa marka biyo badan ay jirka ka baxaan sida: shuban, gubasho, matag ama dhiigbax badan dhaco.
m.l
Wadaag:
Ku shubidda qof dhiig ku yaraaday lagu shubo; dhiig.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Wax la hayo qof kale gacanta u gelin.
(f.g) Lacag, mushaar, deyn iwm bixin.
(f.mg) Is dh.: cid isu gacan gelin. 4. (f.mg) U dh.: cid wax u dirid.
f.g
-bay, -btay
Wadaag: