Qeexid
"Cid dhiillo gashay ahaansho."
[-snaa, -snayd]
dhiillaysan naa
dhiillaysan nayd
f.mg4"Cid dhiillo gashay ahaansho."
Wadaag:
Meel dhir lagu tallaaley ahaansho.
Wax dhir lagu daray ahaansho (cunto, cabitaan iwm).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Rati la raraayo wax dhiga loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Xarig wax la dhacleeyay ahaansho. ld dhaalcaysan, dhaclaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la dhaqaaleeyay ahaansho (xoolo).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax dhibaato hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Xoolo la dhibeeyay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la halleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax daabkii laga saaray ahaansho (mindi, masaar, toorray iwm). ld dhiliqsan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: