Qeexid

"Xoolo la lisayo inta hal mar naaska ka soo baxda."

Qeexid Xigta

In yar oo dareere ah oo hal mar la dhiijiyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiiq oo kali ah:
  • "Dhawaan ayaan dhiiqo lugaha kala baxnay markii wasiir ka tirsan DF uu heshiis dhanka badda ah la galay dalka Kenya, waxaana u arkaan in tani ay tahay dhiiqo oo lugala lala galay" ayuu yiri Mowliid Macaani.
  • Haddaba sow ma habboona baqdinta fikirka in laga baxo oo maskaxda la yara ruxruxo jinni maashu bal in ay wax dhiiqdo?