Qeexid
"Dhoobo aad u qoyan."
Qeexid Xigta
Xabaqbarsho.
"Dhoobo aad u qoyan."
Xabaqbarsho.
Wadaag:
Dhooqo aad u qoyan dhex mari kari waayid (baabuur, nafley iwm).
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag:
Naas ibtiis caano ka imaansho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Xoolo la lisayo inta hal mar naaska ka soo baxda.
In yar oo dareere ah oo hal mar la dhiijiyo.
m.dh
Wadaag:
Neef xoolo ah mar naaskiisa caano ka tuuqsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(f.g) Wax la hayo qof kale gacanta u gelin.
(f.g) Lacag, mushaar, deyn iwm bixin.
(f.mg) Is dh.: cid isu gacan gelin. 4. (f.mg) U dh.: cid wax u dirid.
f.g
-bay, -btay
Wadaag:
Dareere guduudan, wadnahu qaybiyo, halbowlayaasha nafleyda qaarkeed ku wareega oo nafaqada siiya.
Caadada dumarku bishiiba hal mar helo; xayl.
Dil.
m.l
Wadaag:
Dheecaan yar, layiig ah, oo ka yimaadda miraha, geedaha, nabarrada iwm
Midab aad u guduudan.
m.l
Wadaag:
(-iimay, -iintay; -iimi) Miro, geedo, nabar iwm dheecaan ka soo bixid.
f.mg1
Wadaag:
Wax la hayo cid kale u gudubsasho.
Wax qof leeyahay cid kale ku ammaanaysasho.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Maro, harag iwm togid si jactadku uga ba'o.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: