Qeexid
"Neef xoolo ah mar naaskiisa caano ka tuuqsasho."
[-saday, -satay]
dhiiqs aday
dhiiqs atay
f.g3"Neef xoolo ah mar naaskiisa caano ka tuuqsasho."
Wadaag:
Naas ibtiis caano ka imaansho.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Xoolo la lisayo inta hal mar naaska ka soo baxda.
In yar oo dareere ah oo hal mar la dhiijiyo.
m.dh
Wadaag:
Quwaax iwm iyadoo la calalinayo dhacaan ka nuugid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Dhooqo aad u qoyan dhex mari kari waayid (baabuur, nafley iwm).
f.mg3
-qday, -qatay
Wadaag:
Dhacaan yar, miro iwm ka tuuqsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Maro, harag iwm giijisasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(f.g) Wax la hayo qof kale gacanta u gelin.
(f.g) Lacag, mushaar, deyn iwm bixin.
(f.mg) Is dh.: cid isu gacan gelin. 4. (f.mg) U dh.: cid wax u dirid.
f.g
-bay, -btay
Wadaag:
Wax la calalinayo dheecan ka nuugid.
Ka m.: sanqar afeed diidmo ah oo yasidi ku dheehantahay muujin.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof isagoo fadhiya lugaha fidsasho; dhiidhiib u fariisasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: