Qeexid
Nooc digirta ka mid ah, yaryar, oo cagaaran; salbuko.
Nooc digirta ka mid ah, yaryar, oo cagaaran; salbuko.
magac / noun
Lab / masculine
m.f.dh
Qeexid: eeg dhirfi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-iimay, -iintay; -iimi) Miro, geedo, nabar iwm dheecaan ka soo bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhiirri2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dheecaan yar, layiig ah, oo ka yimaadda miraha, geedaha, nabarrada iwm
Qeexid Xigta: Midab aad u guduudan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Is dh.: qof caraysan iska dhigid.
Qeexid Xigta: Ka dh.: cid ka xanaajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhasha ariga mid ka mid ah oo dhicis ah ee aan weyn noqonin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhirif2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhiiji. ld dhiijis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Kur ka samaysanta ciidda bacaddada.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Cabsi la'aan; geesinnimo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Hadal cid lagu geesinnimo gelid si ay ku tallaabsato fal.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Qeexid: (-raday, ratay) Arrin si geesinnimo leh u qaabbilid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhiibi. ld dhiibis1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Maqal ari aad u bar yar oo dhalatay iyadoon bila-dhammaysan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhiimi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-imay, -intay; -imi) Wax intay ahaayeen in yar ka goyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax aan cabsanayn ahaansho (nafley).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: In yar oo caano ah oo hal mar naas laga dhiijiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-nno, m.l) Meel buur dhinaceed ah oo biyo ka soo baxaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Naas ibtiis caano ka imaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]