Qeexid

"eeg dhiirri2."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiirrin oo kali ah:
  • Halyeynnimadaada sheelan Habawgiyo dhiirrintiisa Ayaan halis kuu tusayne Intaan kugu hawlo-daaley Intaan kugu hoodo-sheegtay Intaan hebla' kuugu faanay Hilaado fog bay lahayde Inaan hafarkaaga qaato Sidaad ku heshaa da' weyne Adiyo habigaaga mooyi!
  • Waagii dalku sugnaa, dadku fiyoobaa, dad la ahaa, ayaa waxaa jiray barnaamijyo lagu dhiirrin jiray ardayga Soomaaliyeed oo uu ka mid ahaa barnaamijkii "Kedis".