Qeexid

"Qolofta kore ka qaadid (miro iwm)."

Qeexid Kale

Luumo (galley, haruur iwm) oo isku meel ka baxay qaarkood siibid. 4. Timo qurxiin.

Qeexid Xigta

Diriqa ka bixin (caw, xaskul iwm).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb