Qeexid
"ld dhilasho."
"ld dhilasho."
Wadaag:
Miro qoloftii iyo diirkii laga qaaday ahaansho.
Diriqii laga bixiyey ahaansho (caw, xaskul iwm).
Timo la qurxiyey ahaansho. 4. Luumo galley, haruur iwm wax la siibay ahaansho si aanay isu gubin.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Qolofta kore ka qaadid (miro iwm).
Diriqa ka bixin (caw, xaskul iwm).
Luumo (galley, haruur iwm) oo isku meel ka baxay qaarkood siibid. 4. Timo qurxiin.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Miro qoloftii iyo diirkii laga qaaday noqosho.
Diriqii laga bixiyey noqosho (caw, xaskul iwm).
Timo la qurxiyey noqosho. 4. Luumo galley, haruur iwm wax la siibay noqosho si aanay isu gubin.
f.mg1
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la dhildhilay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Sabuul galley iwm qolof ka qaadasho.
Caaw iwm diir ka baxsasho.
Timo feerasho.
f.g3
-ishay, -ilatay
Wadaag:
Si kedis ah oo xoog badan wax u jiidid.
ld dhifasho. ld dhufad.
m.l
Wadaag:
Mindi, masaar, toorray, iwm daab ka saarid. ld dhilqi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Naag jirkeeda ka ganacsata.
Dalagga digirta, meseggada, galleyda marka ay laba dhegood ka yihiin.
m.dh
Wadaag: