Qeexid
"eeg dhildhilan."
"eeg dhildhilan."
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la dhildhilay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Qolofta kore ka qaadid (miro iwm).
Diriqa ka bixin (caw, xaskul iwm).
Luumo (galley, haruur iwm) oo isku meel ka baxay qaarkood siibid. 4. Timo qurxiin.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
Sabuul galley iwm qolof ka qaadasho.
Caaw iwm diir ka baxsasho.
Timo feerasho.
f.g3
-ishay, -ilatay
Wadaag:
Cayayaan duula, leh afar baal, lix lugood af dhuuban leh oo ay xoolaha iyo dadka dhiigga kaga nuugto.
Cudur kaneecada laga qaado; duumo; dhaxan.
m.dh
Wadaag: