Qeexid
Mindida, masaarta, toorrayda iwm oo aan daab lahayn.
Mindida, masaarta, toorrayda iwm oo aan daab lahayn.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: (-syo, m.l) Mindi aan daab lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh Mindi, masaar, toorray iwm oo aan daab lahayn. ld dhiliq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld dhillis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-lfo, m.l) Mara yar oo calal ah; duug.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dh. ah: harag iwm la togay.
Qeexid Xigta: ld dhigid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Dhilis ahaansho (mindi iwm).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh Qoryaha, sarabka iwm ee guryaha qaarkood lagu dhiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Qolofta kore ka qaadid (miro iwm).
Qeexid Xigta: Diriqa ka bixin (caw, xaskul iwm).
Qeexid Kale: Luumo (galley, haruur iwm) oo isku meel ka baxay qaarkood siibid. 4. Timo qurxiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Aqal, dugsi, iwm samayn.
Qeexid Xigta: Xubno dowlad cusub magcaabid.
Qeexid Kale: Qoys cusub asaasid. 4. Harag qoyan ama wax la mid ah inta la kala bixiyo engejin. 5. Qof qurxin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhillin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dhillisasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld dhilliso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhildhil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Mindi, masaar, toorray iwm daab ka baxsasho. ld dhiliqso, dhilqiso, dhilqo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -ishay, -ilatay
Qeexid: Sabuul galley iwm qolof ka qaadasho.
Qeexid Xigta: Caaw iwm diir ka baxsasho.
Qeexid Kale: Timo feerasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld dhillisan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dhul dhowr jeer la beeray oo loo nasinaayo in mar kale la beero.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax daabkii laga saaray ahaansho (mindi, masaar, toorray iwm). ld dhiliqsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: ld dhibidhiso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]