Qeexid
"Wax daabkii laga saaray ahaansho (mindi, masaar, toorray iwm). ld dhiliqsan."
[-snaa, -snayd]
dhillisan naa
dhillisan nayd
f.mg4"Wax daabkii laga saaray ahaansho (mindi, masaar, toorray iwm). ld dhiliqsan."
Wadaag:
/dh Mindi, masaar, toorray iwm oo aan daab lahayn. ld dhiliq.
m.l
Wadaag:
Mindi, masaar, toorray iwm daab ka baxsasho. ld dhiliqso, dhilqiso, dhilqo.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg dhilliso. ld dhiliqsad, dhiliqsasho, dhiliqsi, dhilqad, dhilqas dhillisnaan m.f.dh eeg dhillisan. ld dhiliq sanaan, dhiliqsanaansho, dhillisnaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Mindi, masaar, toorray, iwm daab ka saarid. ld dhilqi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Naag jirkeeda ka ganacsata.
Dalagga digirta, meseggada, galleyda marka ay laba dhegood ka yihiin.
m.dh
Wadaag:
Cid dhiillo gashay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qolofta kore ka qaadid (miro iwm).
Diriqa ka bixin (caw, xaskul iwm).
Luumo (galley, haruur iwm) oo isku meel ka baxay qaarkood siibid. 4. Timo qurxiin.
f.g1
-ilay, -ishay
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la dhildhilay noqosho.
f.mg1
Wadaag: