Qeexid
(-oobay, -owday; -oobi) Dhillo noqosho (naag).
(-oobay, -owday; -oobi) Dhillo noqosho (naag).
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Naag jirkeeda ka ganacsata.
Qeexid Xigta: Dalagga digirta, meseggada, galleyda marka ay laba dhegood ka yihiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) ld hullow.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Mindi, masaar, toorray, iwm daab ka saarid. ld dhilqi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhillow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhilli. ld dhilqin, dhilqis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Colaad iyo dhibaato.
Qeexid Xigta: Welwel iyo cabsi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh Mindi, masaar, toorray iwm oo aan daab lahayn. ld dhiliq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dhannax.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nin naagaha aad ugu mamman; macsilow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-wyo, m.dh) Nin dadka dhiba.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ilay, -ishay
Qeexid: Qolofta kore ka qaadid (miro iwm).
Qeexid Xigta: Diriqa ka bixin (caw, xaskul iwm).
Qeexid Kale: Luumo (galley, haruur iwm) oo isku meel ka baxay qaarkood siibid. 4. Timo qurxiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Mindi, masaar, toorray iwm daab ka baxsasho. ld dhiliqso, dhilqiso, dhilqo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Dhilloo dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xasuus la'aanta loo yeesho wax hore loo yiqiin. ld illowsho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-laabay/-loobay, -lowday; - laawi/-loobi) Wax hore loo yiqiin xasuusan waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -ishay, -ilatay
Qeexid: Sabuul galley iwm qolof ka qaadasho.
Qeexid Xigta: Caaw iwm diir ka baxsasho.
Qeexid Kale: Timo feerasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld dhillaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Macsi sameyn (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax daabkii laga saaray ahaansho (mindi, masaar, toorray iwm). ld dhiliqsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.l
Qeexid: eeg dhiilloo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]