Qeexid

"Sabuul galley iwm qolof ka qaadasho."

Qeexid Kale

Timo feerasho.

Qeexid Xigta

Caaw iwm diir ka baxsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb