Qeexid
"Dhimaal."
Qeexid Xigta
Wax sii dhimmaya.
"Dhimaal."
Wax sii dhimmaya.
Wadaag:
Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin noqosho.
Qof waalan noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(baay.) Marka la sharxayo bu', unug, ama noole leh hal urur oo koromosoomyo aan lamaanayn.
m.l
Wadaag:
Hanti ay siiso cidi gabadhooda oo wax u soo doonatay.
Caado, xayl. ld dhiibaaji.
m.dh
Wadaag:
Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin ahaansho.
Qof waalan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Meel geedaha ku yaal oo dhan ka goyn si loo beero.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Si kedis ah oo xoog badan wax u jiidid.
ld dhifasho. ld dhufad.
m.l
Wadaag:
U dh.: cid u turid.
U dh.: cid u naxariisasho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag: