Qeexid
"Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin ahaansho."
Qeexid Xigta
Qof waalan ahaansho.
[-naa, -nayd]
dhiman3 aa
dhiman3 ayd
f.mg4"Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin ahaansho."
Qof waalan ahaansho.
Wadaag:
Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin noqosho.
Qof waalan noqosho.
f.mg1
Wadaag:
(baay.) Marka la sharxayo bu', unug, ama noole leh hal urur oo koromosoomyo aan lamaanayn.
m.l
Wadaag:
(-manaa, -manayd/-minnaa, -minnayd) Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
Wax aan wax ka dhinnayn ahaansho.
f.mg4
-ammaa, -ammayd
Wadaag:
/mg3 Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin noqosho. ld dhinnow.
f.g
-naaday, -naatay
Wadaag:
U dh.: cid u turid.
U dh.: cid u naxariisasho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg dhimman. ld dhimmanaansho, dhinnaan, dhinnaan sho.
m.f.dh
Wadaag:
Nijaaso, wasakh iwm mayrmid.
Wax midab leh fasakhmid.
Haweeney gurigeeda si wanaagsan u maamulid. 4. Ku dh.: qalab, sharci iwm adeegsasho. 5. Ku dh.: guri iwm ku noolaan.
f.mg1
Wadaag:
(daaw.) Dheefshiid xumaada, cunnada kaddib xanuun bay leedahay, dibiro, lallabo iyo matag.
m.l
Wadaag: