Qeexid

"eeg dhimo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhimasho oo kali ah:
  • Rasaasta ay goobtaasi ku fureen ciidamada Al-shabaab ayaa la sheegay in ay geysatay dhimasho iyo dhaawac sida ay warbaahinta u sheegtay haweeney ku dhaqan deegaankaasi oo lagu magacaabo Ubax Maxamed Maxamuud.
  • Afhayeenka Ciidamada Milatariga Dowlada oo ka hadlay Madaafiic lagu garaacay goobo ka baxsan halkii lagu dagaalamayaykuwaasoo gaystay dhimasho iyo dhaawc soo gaaray badan oo rayid ah.