Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
dhimbiil
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Dheddig / feminine
Wadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhimbiil oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `dhimbiil`
dhimbil
Qeexid
Dhulux yar oo nool (dab leh).
Raydabka mirihiisa curadka ah. ld dhimbiil.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dhinbiil
Qeexid
(-lo, m.dh) Midho jilicsan oo ka tirsan dirka leguminoosa, oo leh kaarbal u kala baxa laba qaybood. Tus. “Salbuko”.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dhiil
Qeexid
(-lal, m.l) Haruubka dhiisha lagu daboolo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dhiil
Qeexid
(-lo, m.l) Weel tolay ah, sidde iyo aabur leh, aagaanta ka yar oo caanaha lagu shubto.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dhabiil
Qeexid
Dhaqaaleynta iyo tashiilidda hantida.
Quuddarraynta. ld dhabiilid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dambiil
Qeexid
(-lo, m.l) Qalab caw, xaskul, caag iwm laga sameeyo sidde leh oo adeegga guriga lagu rito. ld danbiil.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dhabiil
Qeexid
Wax tashiilid.
Wax quuddarrayn.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dhil
Qeexid
Qolofta kore ka qaadid (miro iwm).
Diriqa ka bixin (caw, xaskul iwm).
Luumo (galley, haruur iwm) oo isku meel ka baxay qaarkood siibid. 4. Timo qurxiin.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dhimri
Qeexid
U dh.: cid u turid.
U dh.: cid u naxariisasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dhikil
Qeexid
(-llo, m.dh) Dhiil yar oo carruurta caanaha loogu shubo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dhiman
Qeexid
Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin ahaansho.
Qof waalan ahaansho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg4
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dhimid
Qeexid
eeg dhin. ld dhimis, dhimitaan, dhinniin.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dhimin
Qeexid
ld damqid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dhimir
Qeexid
Maan; garaad; caqli. ld dhimiro.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
dhiman
Qeexid
Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin noqosho.
Qof waalan noqosho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dhimis
Qeexid
ld dhimid.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
dhikil
Qeexid
(-lo, m.l) Haruub yar oo caanaha lagu maalo.
Nooc cawska ka mid ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: