Qeexid
"Maan; garaad; caqli. ld dhimiro."
"Maan; garaad; caqli. ld dhimiro."
Wadaag:
(daaw.) Hab daaweyn lagu daweeyo isbeddellada dhimirka ku dhaca iyo cuqdada.
m.dh
Wadaag:
Wadajirka geedaha, kuwa yaryar iyo kuwa waaweyn.
Geedaha dhadhanka iyo udugga gaarka ah leh oo dadku cunnada, cabitaanka iwm ku darsado; dhir-magaalo.
m.dh.u
Wadaag:
Geed-mirood, miro macaan, laf adag, oo fandhaallada, dhurayaasha iwm laga qoro. ld hamir.
m.dh
Wadaag:
Yareynta wax intay ahaayeen in yar laga qaado. ld dhimid.
m.l
Wadaag:
U dh.: cid u turid.
U dh.: cid u naxariisasho.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhulux yar oo nool (dab leh).
Raydabka mirihiisa curadka ah. ld dhimbiil.
m.dh
Wadaag:
Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin ahaansho.
Qof waalan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(baay.) Marka la sharxayo bu', unug, ama noole leh hal urur oo koromosoomyo aan lamaanayn.
m.l
Wadaag:
Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin noqosho.
Qof waalan noqosho.
f.mg1
Wadaag: