Qeexid
"eeg dhimman. ld dhimmanaansho, dhinnaan, dhinnaan sho."
"eeg dhimman. ld dhimmanaansho, dhinnaan, dhinnaan sho."
Wadaag:
(-manaa, -manayd/-minnaa, -minnayd) Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin ahaansho.
f.mg4
Wadaag:
(daaw.) Xaalad uu koritaanka maskaxdu horay u joogsatay ama ay maskaxdu si aan dhammayn u kortay.
m.dh
Wadaag:
/mg3 Wax aan dhammayn oo wax ka maqanyihiin noqosho. ld dhinnow.
f.g
-naaday, -naatay
Wadaag:
Yareynta wax intay ahaayeen in yar laga qaado. ld dhimid.
m.l
Wadaag: