Qeexid
Hal ilmo aanay dhalin, kuna sidkanayn lagu maalo.
Hal ilmo aanay dhalin, kuna sidkanayn lagu maalo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Doc; gees.
Qeexid Xigta: Hilib feero ah.
Qeexid Kale: La dh. ah: cid, cid kale taageersan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld dhaaw1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Wax nabar ku dhufasho.
Qeexid Xigta: Nin, naag u galmood.
Qeexid Kale: ld dhaaw2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -ceeyay, -caysay
Qeexid: Dhinac marid ama xigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhinacee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -yeeyay, -yaysay
Qeexid: Wax socda hal dhan ka marid.
Qeexid Xigta: Ra'yigiisa bedbeddelid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gargaraacidda; dubbaynta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Tabaryari darteed oo lala kufkufo; liiqliiq; dalanbaabbi.
Qeexid Xigta: Hal hal u qubasho; daadad.
Qeexid Kale: Gefaf yaryar. 4. ld dhaadhac 1 (3). 5. ld dhacdhicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: Tabaryar darteed la kufkufasho; liiqliiqid; dalanbaabbin.
Qeexid Xigta: Dhawr mar dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld dhacdhac1 (5), dhicdhicid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -cday, -cotay
Qeexid: Qof agtiisa socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhinacyee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Qofka agtiisa joogid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: dhinacyadana ka furan oo laga dhiso qabuuraha wadaaddada waaweyn oo marka la siyaaranayo dadku harsado.
f.g1
Qeexid: (-imay, -intay; -imi) Wax intay ahaayeen in yar ka goyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhinacjoog.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Qofka agtiisa fariisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg dhinacsoco.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Habaar; Inkaar.
Qeexid Xigta: Daaweynta Jin, dabayl iwm cid laga daweeyo.
Qeexid Kale: ld dhaawid. ld dhaw1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.t
Qeexid: Tiro laba ka badan kana yar siddeed. ld dhowr.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]