Qeexid
"Qofka agtiisa fariisasho."
[-stay, -satay]
dhinacfariis tay
dhinacfariis atay
f.g3"Qofka agtiisa fariisasho."
Wadaag:
Doc; gees.
Hilib feero ah.
La dh. ah: cid, cid kale taageersan.
m.l
Wadaag:
Xoolo, xero la'aan baryid. ld banfariiso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
(f.g) Salka meel saarid.
(f.mg) Dareere garoorid.
(f.mg) Ka f.: wax ka joogsasho. ld fadhiiso.
f.g
-stay, -satay
Wadaag:
Wax socda hal dhan ka marid.
Ra'yigiisa bedbeddelid (qof).
f.mg2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Hal ilmo aanay dhalin, kuna sidkanayn lagu maalo.
m.dh
Wadaag:
U g.: cid gabar laga doonayo marti u noqosho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
dhinacyadana ka furan oo laga dhiso qabuuraha wadaaddada waaweyn oo marka la siyaaranayo dadku harsado.
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Wax intay ahaayeen in yar ka goyn.
f.g1
Wadaag: