Qeexid
"eeg dhinacsoco."
"eeg dhinacsoco."
Wadaag:
Doc; gees.
Hilib feero ah.
La dh. ah: cid, cid kale taageersan.
m.l
Wadaag:
Wax socda hal dhan ka marid.
Ra'yigiisa bedbeddelid (qof).
f.mg2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Hal ilmo aanay dhalin, kuna sidkanayn lagu maalo.
m.dh
Wadaag:
dhinacyadana ka furan oo laga dhiso qabuuraha wadaaddada waaweyn oo marka la siyaaranayo dadku harsado.
Wadaag:
Qofka agtiisa fariisasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Wax intay ahaayeen in yar ka goyn.
f.g1
Wadaag: