Qeexid
"dhinacyadana ka furan oo laga dhiso qabuuraha wadaaddada waaweyn oo marka la siyaaranayo dadku harsado."
"dhinacyadana ka furan oo laga dhiso qabuuraha wadaaddada waaweyn oo marka la siyaaranayo dadku harsado."
Wadaag:
Wax socda hal dhan ka marid.
Ra'yigiisa bedbeddelid (qof).
f.mg2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Doc; gees.
Hilib feero ah.
La dh. ah: cid, cid kale taageersan.
m.l
Wadaag:
Hal ilmo aanay dhalin, kuna sidkanayn lagu maalo.
m.dh
Wadaag:
(-imay, -intay; -imi) Wax intay ahaayeen in yar ka goyn.
f.g1
Wadaag:
Qofka agtiisa fariisasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(-lo, m.dh) Midho jilicsan oo ka tirsan dirka leguminoosa, oo leh kaarbal u kala baxa laba qaybood. Tus. “Salbuko”.
m.dh
Wadaag: