Qeexid

"eeg dhiree."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhirayn oo kali ah:
  • Guud ahaan ilaalinta dhirta dabiiciga ah iyo dib u dhirayn lagu sameeyo dhulka xaalufay iyo weliba ka hortaga nabaadguurka dhamaantood waa hawlo u baahan in degdeg loogu dhaqaaqo si looga hortago waxyeelo baaxad weyn oo ku dhacday deegaanka Somaliland.
  • Carrada ama qayb wal oo dhul ah waxaa habboon in loo isticmaalo dhirayn ama beeris kolba kii ku habboon ee aan u keenayn nabaad-guurka carada dhulkaas.