Qeexid
"Meel dhir lagu tallaaley ahaansho."
Qeexid Xigta
Wax dhir lagu daray ahaansho (cunto, cabitaan iwm).
[-snaa, -snayd]
dhiraysan naa
dhiraysan nayd
f.mg4"Meel dhir lagu tallaaley ahaansho."
Wax dhir lagu daray ahaansho (cunto, cabitaan iwm).
Wadaag:
Rati la raraayo wax dhiga loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cid dhiillo gashay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax dhibaato hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Xoolo la dhibeeyay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax ciiro qarisay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Qof dacar haysa ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Xarig wax la dhacleeyay ahaansho. ld dhaalcaysan, dhaclaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax dhaxani hayso ahaansho (nafley).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wadajirka geedaha, kuwa yaryar iyo kuwa waaweyn.
Geedaha dhadhanka iyo udugga gaarka ah leh oo dadku cunnada, cabitaanka iwm ku darsado; dhir-magaalo.
m.dh.u
Wadaag:
U c.: wax caro haysa ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: