Qeexid

"Digo aad u qoyan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dhiriq oo kali ah:
  • Salaadiintu Yaanay Ku Dhicin Dhiriqda Siyaasadda Dalka Af-ganistaan ee qaaradda Aasiya waxa ka jira wax loo yaqaan “Looya Jirga”, waxaana weeye duub-cadda dhaqanka ama Guurtida dhaqanka ee beelaha ama dadka Reer-Afganistan.