Qeexid
"Meel geedaha ku yaal oo dhan ka goyn si loo beero."
[-day, -dday]
dhirqaad ay
dhirqaad day
f.g1"Meel geedaha ku yaal oo dhan ka goyn si loo beero."
Wadaag:
Hanti ay siiso cidi gabadhooda oo wax u soo doonatay.
Caado, xayl. ld dhiibaaji.
m.dh
Wadaag:
Wadajirka geedaha, kuwa yaryar iyo kuwa waaweyn.
Geedaha dhadhanka iyo udugga gaarka ah leh oo dadku cunnada, cabitaanka iwm ku darsado; dhir-magaalo.
m.dh.u
Wadaag:
Dh. ah: weyl yar oo caato ah oo sacii laga maalay ee aan lagu dayn.
m.l
Wadaag:
Si kedis ah oo xoog badan wax u jiidid.
ld dhifasho. ld dhufad.
m.l
Wadaag:
Dhul aan dhir lahayn geedo ku tallaalid.
Geedo udgoon ama geed kulayl ah, cunno, cabitaan iwm ku darid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Is dh.: qof caraysan iska dhigid.
Ka dh.: cid ka xanaajin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
(-dyo, m.dh) Qalab yar oo sida badan dhagax jilicsan ama dhoobo ka samayan oo fooxa lagu shito.
m.l
Wadaag: