Qeexid
"Dh. ah: xirmooyin dhis, sisin iwm oo meel ku urursan."
"Dh. ah: xirmooyin dhis, sisin iwm oo meel ku urursan."
Wadaag:
Xirmooyin, dhis, sisin, iwm. meel ku ururin.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Dhisaal sameysasho (qof).
f.g3
-aashay, -aalatay
Wadaag:
Wax meel lagu ururiyey ahaansho (xirmooyin dhis, sisin iwm).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
Wax meel la dhigto si waqti dambe loogu aayo (kayd).
m.l
Wadaag:
Iftiin indhaha qabto oo ka baxa walxaha qaarkood marka ilays ku dhaco. ld dhalal1.
m.l
Wadaag:
Ubad yaryar oo nafley; dhallaan; carruur; ilmo.
Firfir yaryar oo subag ah oo ay yeeshaan caano la lulayo.
m.l
Wadaag:
/dh Qoryaha, sarabka iwm ee guryaha qaarkood lagu dhiso.
m.l
Wadaag:
Culayska iyo jiirago'a oogada ku dhaca kolka socod dheer ama hawl adag la qabto; noog.
m.l
Wadaag:
Aqal, dugsi, iwm samayn.
Xubno dowlad cusub magcaabid.
Qoys cusub asaasid. 4. Harag qoyan ama wax la mid ah inta la kala bixiyo engejin. 5. Qof qurxin.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Nin aan hantidiisa waxba ka bixinin; bakhayl, muudal.
m.l
Wadaag:
Qurux ama bilic aan muddo dheer waarayn. ld dhaldhalaalid.
m.l
Wadaag: