Qeexid
"Wax meel lagu ururiyey ahaansho (xirmooyin dhis, sisin iwm)."
[-lnaa, -lnayd]
dhisaalan naa
dhisaalan nayd
f.mg4"Wax meel lagu ururiyey ahaansho (xirmooyin dhis, sisin iwm)."
Wadaag:
Xirmooyin, dhis, sisin, iwm. meel ku ururin.
f.g1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Dhisaal sameysasho (qof).
f.g3
-aashay, -aalatay
Wadaag:
Dh. ah: xirmooyin dhis, sisin iwm oo meel ku urursan.
m.l
Wadaag:
Dabeecad.
Dir, fir, sinji.
Muuqal. 4. Caws waaweyn oo aad u dheeraada. 5. Geedo doog leh.
m.l
Wadaag:
Wax la qasaalay ahaansho (dhar).
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax la dhildhilay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Aqal, dugsi, iwm samayn.
Xubno dowlad cusub magcaabid.
Qoys cusub asaasid. 4. Harag qoyan ama wax la mid ah inta la kala bixiyo engejin. 5. Qof qurxin.
f.g1
-say, -stay
Wadaag:
(kiim.) U faliidhanka bu'da atam culus ee labo jab ama in ka badan oo xajmi ahaan isku dhow, taas oo ka dhalata niyuutaroon tamaraysan oo ku dhaca bu'da atamka. Caadi ahaan, waxaa weheliya bixinta niyuutaroonno ama fallaaraha gaama. Bulootooniyam, yuraaniyam iyo tooriyam waa curiyeyaasha dhanbalma kuwa ugu muhiimsan. eeg dh. bu'eed.
m.l
Wadaag:
Wax daabkii laga saaray ahaansho (mindi, masaar, toorray iwm). ld dhiliqsan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: