Qeexid

"dusha ka saarid ama ku daboolid. ld dad2."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga dusha oo kali ah:
  • "Shacabka Bay iyo Bakool waxaan ka codsanayaa inay garab igu siiyaan xilka dusha la iga saaray, waxaan balan ku qaadayaa inaan wax ka badali doono xaaladaha labdan gobol" ayuu yiri Mas'uulka cusub ee Bay iyo Bakool Sh.
  • Xildhibaano Toban ah kuwaas oo wakiil ka ahaa Barlamanka Puntland intiisa badan ayaa maalintii shaley shir jaraa'id oo ay ku qabteen Garowe waxaa eed dusha uga tuureen Madaxweynaha Puntland.