Qeexid

"e1 (e') m.dh Xarafka shanaad ee alifka soomaaliga, kana mid ah shaqallada."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga e1 oo kali ah:
  • Hargeysa (Haatuf): Koob loo dhigay xuska marxuum Faysal C/Raxmaan oo ka mid ahaan jiray ciyaartoyga kubbadda kolayga ee magaalada Hargeysa ayaa la filayaa inuu ka bilaabmo garoonka kubbadda Kolayga ee Tima-Cadde15-ka bishan.
  • Iyo 6 Xubnood oo ka socda beesha caalamka oo goobjoogayaal ah, wixii caqabad noqda waxaa loola soo noqonayaa saxiixayaasha Raodmap-ka iyo mabaa’diida Garowe1,2.